Directory Home / Education /
uwcsomalia.org
UWC Somalia Somali Waxaan ku faraxsanahay in aan idin la qeebsano in Soomaaliya ay ka mid noqon doonto Qaranka Guddiga iyo Doorashada UWC ee sanadka 2015/2016. Waxaan si taxaddir ahaan dib u eegis ku samaynayna codsiyaasha; isla markaasna waxaa la dooranaaya dad yar oo wareysigii ugu danbeeyay iyado la isticmaalayo Skype. Fadlan ogaaw in ardayga la sii doono meesha heer sare ka gaaray tartanka. Ardayga si fiican tartanka u muujiyay waxaa loo diraaya iskulaadka iyo kulliyadaha oo hoos yimaada UWC
Visit site »
| Tweet |
